All Courses
Your attitude, not your aptitude, will determine your altitude.
What Our Students Have to Say
Sanadkii ugu horeeyay aan kolej ka dhigtaa xamar. Luuqada aad ayaa ugu baahnaa. Maanta waxaan haystaa iskool aad uqiima badan oo lacag walba ka qiimo badan.
			
						
						Axmed
																						Mogadishu
													Iskoolka waxaan dhiganayey intii 2 bil ah, waxaan ka korarsadayna waxay u qalmaan sando anoo luuqada dhiganayey. Waqti ha iska lumin nagu soo darsan.
			
						
						Omar
																						Mogadishu
													Walaal, hadii aad dooneyso iskool luuqda ku fahamsiiya dee sidii dhagool oo kale, fadlan ku soo biir Institute aan laheli karin Aad baad uga heli doontaa.
			
						
						Caynte
																						Hargeisa
													Aad baan nasiib u leeyahay inaan iskoolkan helo. Anigoo gurigayga fadhiya ayaan iskool luuqda ibarayo helayaa waligay isma laheen sidaas.
			
						
						Abtidoon
																						Galmudug
													