Contact us
Do you know the difference between education and experience? Education is when you read the fine print; experience is what you get when you don't.
Call Us 24x7
619316449
Whatsapp: 252-619316449
Write Us
info@hariwaa.com
Headquarter
Minneapolis, MN 55401
Send Us a Message
Frequently Asked Questions
Lacagta iskoolka waxaad ku bixin kartaa Paypal, ama EVC Plus:
619316449
Instituteka waxaad kaloo xiriiri kartaa laba number:
Xafiiska Xamar: 619316449 iyo Whatsapp: 612-751-3405
Hariwaa Institute Certificate of Achievement waxaa la gudoonsiyaa ardayga dhameeya Advance Grammar. Waa heerka ugu sareeya ee uu ardaygu ka gaari karo luuqada Ingriiska.
Ugu badnaan hal sanno. Hadaadan dadaalyen waxba waqti ha isaga lumin halkaan.
Maxaan qabsan karaa markaan shahaado qaato?
Hariwaa Institute wuxuu ku gaarsiinayaa heer aad kulo tartanto qofka Ingiriiska u dhashay. Sidoo kale jaamacad kasta oo aad gasho way kuu fududaan doontaa dhinaca ingriiska. Hadii aad dooneyso xirfad aad ku shaqeeysato waxaad furan kartaa iskool private ah.